Shacabka soomaalida meel walba ay ku noolyihiin waxaa dib u digay hoogaamiyayaasha siyaaasada oo aan lala xisaabtamin nin walba oo siyaasi ama hogaamiye noqdo waxa uu rabo ayuu sameeyaa waxa uu rabona waa sheegaa danbi iyoo xaqdaro waxay sameeyaan wax u qabsada ama baara ma jiro hadaba waxaan website loo sameeyay in waxa ay yiraandaan ama ka dhahaan dadka hortooda ama si qarsoodi ah la aruuriyo si bari loogula xisaabtamo hadii shacab ahaan aynu wax ka qaban karin waa inaan aruurino si jilalka naga danbeeya u kala bartaan dadka.
Waxaan ka codanayaa qof walba oo soomaali oo haya video madaxda soomaaiya meel walba ay madax ka yihiin ayagoo warar lid ku aha umada ama ayagoo warar is qilaafsan sheegaya ay nala wadaagaan saan xogta ugu aruurino hal meel.
Nagala soco barteena facebook, youtube , twitter iyo websitekeena dhamaan xogaha u danbeeya
Mahadsanidin